Shiikh Shariif iyo Xasan Cali Kheyre oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Nairobi

Shariif Shiikh Axmed iyo Xasan Cali Kheyre oo Madaxweyne iyo RW ka soo noqday dowladihii ugu dambeeyey ee dalka soo maray ayaa galabta kulan ku yeeshay magaalada Nairobi. Labada masuul oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ayaa waxaa kulankooda ku wehliyay Xildhibaano iyo xubno aad ugu dhow. Ma jiro wax war ah … Continue reading Shiikh Shariif iyo Xasan Cali Kheyre oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Nairobi